Hargeysa: Taliska Ciidanka Booliska oo faahfaahin ka bixiyey Sababaha loo Xidhay Siyaasi RAMAAX

Hargeysa (OWN)- Taliska Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ka dambaysa Xadhigga Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo maanta Xabsiga loo taxaabay.

Taliyaha Laanta Dambi-baadhista ee Ciidanka Booliska Somaliland, Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md Baashe Maxamed Faarax uu ciidanka Booliska u soo gudbiyey dacwad ka dhan guddoomiyaha Ramaax oo uu ku eedeeyey inuu hadallo af-lagaaddo ah iyo been-abuur ah kula kacay.

Daawo hadalka Taliyaha

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker