Noocyada Xukunno lagu riday Dad lagu Qabtay Tiradii ugu Badneyd Maan-dooriyaha Khamriga oo Gacanta lagu dhigay (Daawo Muuqaal)
Hargeysa (OWN)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday Afar Qof oo lagu qabtay Khamrigii ugu tirada badnaa ee Ciidamada Boolisku mar kaliya gacanta ku dhigaan oo tiradoodu dhan tahay in ku dhow 900 Litir.
Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalkan Hoose




