Ciidamada Liyuu Booliska oo Dad Shacab ah ku laayey Degmada Alleybaday iyo Xaaladihii u dambeeyey
Hargeysa (OWN)- Ciidamada Liyuu Booliska ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa hawl-gallo ay ka sameeyeen degmada Alleybaday dhinaca Itoobiya, ayaa sababay inay ku dhintaan dad Shacab ah.
Faahfaahinta Warkan kaga Bogo Muuqaalka Hoose




