Daawo: Falanqaynta Ciyaaraha Guuldaradii Arsenal, yaa ka Masuul ahaa?

Arsenal ayaa la kulantay Guuldaro aad u wayn  Taasoo  kusoo gaadhay Garoonkeeda ka dib markii ay 3-0 kaga badisay kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Manchester City iyadoo Kevin de Bruyne uu labo gool dhaliyay halka goolka seddexaad-na  uu U Saxiixay Raheem Sterling balse uu caawiye ka ahaa xiddiga reer Belgium.

Warkaas oo faahfaahsan ka Daawo Halkna Hoose .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker