Tacsi Tiiraanyo Leh : Ciidanka Dab-demiska JSL

Innaali laahi wa innaa ilayhi Raajicuun, Dhamaan Maamulka iyo Xubnaha Ciidanka Dab-demisku oo ay ugu horeeyaan Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Sareeeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili, Taliye Xigeenka Cabdixamiid Faarax Iidle, Agaasimaha Fulinta Cabdiqaadir Cumar Xaashi , Hogaamada, Hogaan xigeenada, Madax Qaybeedada, Hawlwadeenada, Taliyaasha Degmooyinka Ciidanka iyo Dhamaan Xubnaha Ciidanka Dab-demisku waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Saraakiisha kala ah Dr.Naasir Cumar Cabdi Hogaan Xigeenkii Caafimaadka iyo Maxamed Cilmi Cali Hogaan Xigeenkii Isgaadhsiinta oo Maanta Shil Gaadhi ku geeriyooday Duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa gaar ahaaan agagaarka Tuulada Halleeya.

 

Ilaahay Jannooyinkiisii hawgu deeqo, Ehelkii, Asxaabtii, Qaraabadii, Qoyskii iyo Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland ee ay ka baxeena Samir iyo Iimaan Saadiqa haka siiyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker