Xukuumadda Muuse Biixi oo Maanta Xabsiga Dhigtay Afar Suxufi

Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay afar ka mid ah weriyeyaasha madaxa banaan ee ka hawl gala caasimada Hargeysa.

 

Sida ay sheegayaan wararku xukuumada ayaa saldhiga degmada Ibraahin Koodbuur ku xidhay afar suxufi oo ka hawl gala telefishanka Eryal.

 

tan oo kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi ayey wararku sheegeen in la xidhay ka dib markii ay isku dayeen inay warbixin ka duubaan ardey cabasho muujineysay

 

 

Wixii warar ee soo kordha kala soco Oodweynenews

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker