“Dowladda ka talisa Maka-Al-Mukarrama Xaq uma laha inay ka Arrimiso neefka Berbera ka dhoofaya… waa in loo daayo” – Prof Abdi Samatar

Hargeysa (OWN)- Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay Markab Xoolo ka qaaday Dekedda Berbera oo muddo todobaaddo ah ku xanniban Dekedda Jeddah ee dalka Sucuudiga, waxaanu masuuliyadda arrintaas kor ka saaray dowladda Muqdisho ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo uu eedayn culus u jeediyey.

 

Prof Cabdi Ismaaciil oo ah Macalin wax ka dhiga Jaamacad ku taalla dalka Maraykanka, ayaa waraysi uu siiyey suxufi madax-bannaan oo ka hawl-gala North America, waxa uu ku baaqay inaanay dadka shacabka ahi aanay dhibbaneyaal u noqon xurgufta siyaasadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Somalia.

 

WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN GUJI HALKAN

 

 

OodweyneNews.com

webmaster@oodweynenews.com

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker