Police ka somaliland iyo sirddoon ka Wey ogaayeen in beelaha qaarkood ay tickniko heeystaan. Dacad na maha by fuaad qawdhan

Waxaan maqli jirrey, nin baa yidhi ma anagaa wallan mise ,cadan baa lagga heesayaa Waxaa hubaala oo shaki madoona in aaney dacad u aheen ama dhex ka aheen dowlada somaliland ee imika jirta iyo hayadaha qabiilsan amina beelaha somaliland noloshada.

Sedex cisho ka hor dagaalkii ceel afweyn ka dhacey waxaa la ogaadeey in beelaha qaarkood ku dagalamayeen tickniko hubsaran yahey gudaha dalka somaliland.

Su,aashu waxey tahey. Sirddonka dalka iyo policeka dalka sideebaaney Ulla Socon in beelo ka mida dad ka daga aay heystaan baabuuro badan oo tickniko ah.

Anigaa waxey illa tahey iney last soctey sitdoonka dalka qaarkood iyo policeka bariga joogaaba.

Arintaasina qabyalaada heeytsa dhamaaan hayadaha amniga somaliland oo dhan.

 

Waxaa qorrey fuaad m.qawdhan London
Mr_qawdhan@hotmail.co.uk
Thanks
Ilaahey baa mahadleh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker