Dirirtii Deegaanka Ceel-afwayn oo wali Halkeedii kasii socota + Xukuumaddii Somaliland oo aan wali U dhaqaaqin
Wararka Nagasoo Gaadhaya Degmada Ceelafwayn ee Galbeed ka Gobolka Sanaag. Ayaa sheegaya in wali uu socdo Dagaalkii U dhexeeyay Labada Beelood ee Walaalaha ah.
Labada Beelood ayaa Hada isu Adeegsanaya Hub waaweyn Sida La sheegayo Waxaa La ka qabsaday Tigniko Dhawr ah dhamashada Waxaa ay ku dhaw dahay 10 qof
Xukuumada weli ma Gaadhin Aaga Dagaalku Ka soconayo , Waloow ay Daqiiqado Kooban ka Hor Ka Baxeen Ciidamada Somaliland ee fadhiisinka ku lahaa Magalada cerigabo.
Dhinaca kale dagaalkan oo shalay bilaabmay ayaan waxaa aan ka hadlin xukuumada madaxweyne Muuse Biixi




