TIX RAAC MAQAAL NUUX TAANI INTA UU XILKA HAYO SAMAROON TAAGO KA HELI MAAYO MASHRUUCA TOG WAJAALE

marka ninka maqaalka uu ku qorayย  Abdiraxmaan oodweyenenews qayebta Articles waan ku ixtiraamayaa waxa uu aaminsanyahay
ee uu ku muujiyey aragtida uu ka qabo cabashada dhul iyo maamul ee mashruuca togwajaale iyo maamul qayebsiga degmada garoonka.
abdiramaan oo la baxay SEEFDA BANAAKAย  wuxu maqaalkiisa ku tiraabay soo ururin inta taliyaha nuux taani joogo in aan samaroon taako
looga ogolayen maamul ahaan iyo mansab ahaan taasna uuย  nuux taani iyo inanka uu adeerka u yahay mursal sutida u hayaan iyagoo
ka dhaxlay fikirka Abiib diiriye tima cade.
marka hore Abdirahman ABTI waad kuu mahad celinayaa shiki aan qabnay baad si cad noogu saaftay oo ah dhibihii iyo jariimadihi dhacay
cidii ka dambaysay.
dhul iyo degaan lahaanshiiย  ma aha wax nin iyo laba awood dawladeed ku haysankaroย  gani iyo moorgan baaย  ku haysan lahaa.
suldaan suliman wuu ka midho dhaliyey wixii la isku hayey.
TALLO
NUUX TAANI waxa u yaal hawl ah sanaag , ceel afweyen , tuka raq, badhan, iyo qaar kaloo badan sidii nabad loogu soo dabaali lahaa
xilkiisu ma ah dulmi diidoo dulmi doonaan aragnay galbeed.
awoodna waxa kuugu filanย  ย 26tanaad iyo snm sidii loo kala calaf qaaday.
MURTI IYO GUNAANAD.
HA LULULIN LUGTAAN KABAY
LAXAWGII HA SOO CELIN.
GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWEDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker