Madaxweynaha Somaliland oo munaasibada 26ka June ka jeediyey khudbad garnaqsi ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda loogu dabbaal-degayey 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii, ayaa ugu horraynย  si hufan u sharraxay taariikhda ku duugan munaasibaddaas iyo sidii ay ku timi, waxana uu sheegay inay Somaliland kamid tahay dalalka Afrika ee ugu taariikhda dheer.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker