HEESTII Maandeeq Ee 26 JUUN Iyo Codkii Macaanaa Ee A.U.N Maxamed Axmed Kuluc
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa hees xusuus badan oo ku saabsan xuska 26 juun ee Hesstii Maandeeq iyo Codkii Macaanaa Ee A.U.N Maxamed Axmed Kuluc , halkan hoose ka dhagayso.




