Xisaabiyaha Guud Oo Ka Badheeedhay Curyaaminta Shaqadii Qaranka

Maalmihii U Danbeeyay Waxa Isa Soo Tarayay Cabashooyin Ka Imanaya Hayโ€™adaha Dawaladda Sida Wasaaradaha Iyo Hayadaha Kale Ee Madaxa Banaan Qaarkood,Cabashadaasi Oo Ku Aadan, Sida Uu Ula Dhaqmayo Hayโ€™adahaasi, Xisaabiyaha Guud Ee Qaranku,Iyadoo Qaar Badan Oo Ka Mid Ah Maamulka Hayโ€™adahaasi Caddeeyeen,In Xisaabiyaha Guud Caqabad Ku Yahay Habsami Socodka Hawlihii Adeegga Guud Ee Hayโ€™adahaasi Masuulka Uga Ahaayeen Qaranka, Isla Markaana Xisaabiyuhu,Uu U Muuqdo Nin Kaย  Badheedhay Curyaaminta Shaqadii Qaranka.

Maamulka Hayโ€™adahaasi Waxay Sheegayaan,In Foojar Kasti Oo Madaxda Laamaha Dawladdu Usoo Gudbiyaan Xisaabaadka Guud,Uu Xisaabiayaha Guud Isku Taagayo,Isla Markaana Ay Ka Waayeen Inuu U Caddeeyo Sababaha Uu Isku Hor Taagayo,Ama Ku Diidan Yahay,Iyadoo Hawlo Dhan Oo Qayb Ka Ah Shaqadii Qaranku U Xayiran Tahay Foojarkaasi,Taasi Oo Ay Tilmaameen Inay Todobaadyo Dhan Ama Bil Iyo Wax Ka Badan Ka Daba Meeraystaan,Taasina Runtii Ma Aha Mid Anfacaysa Dedaalka Hoggaanka Dalku Ugu Jiro Horumarinta Qaranka,Waayo Haddii Aan Qof Kastaaba Dhinaciisa Fududaynin Hawsha Uu Masuulka Ka Yahay,Isla Markaana Daacad Ka Noqon Xilka Loo Igmaday,Suurto-gal Maaha In Natiijo Fiican Laga Gaadho Yoolkii Ummadani Lahayd,Waxaana Ku Waajib Ah Xisaabiyaha Guud Iyo Shakhsiyaadka Kale,Ee U Darban Curyaaminta Shaqada Qaranku Inay Ka Waantoobaan Afcaashaasi Leexsan,isla markaana Hagardaamada Ku Ah Socod Siinta Hawlaha Qarankaโ€ฆโ€ฆ

Axmed Xuseen Caga Dhididโ€ฆ.Hargaysa.

 

toosiye24 channel

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker