Warbixin: Golaha Wakiiladda Oo Beri Furmaya Iyada Oo Aan Xal Loo Helin Khilaafkii Sharci Ee Guurtida iyo Wakiilada

Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Soomaaliland ayaa maanta berri ah dib ugu soo laabanaya shaqada, ka dib markii ay muddo ku siman bil fasax ku maqnaayeen.

Fadhiga Golaha wakiiladda oo lagu war geliyay xildhibaanadda ayaa ku soo beegamaya xilli uu taagan yahay khilaaf u dhaxeeya labada gole ee guurtida iyo wakiiladda soomaaliland.

Khilaafkan ayaa ka bilawday ka dib markii golaha guurtida soomaaliland ay ku eedeeyeen Golaha Wakiiladda in xeerar ay ansixiyeen ay si hoose ugu gudbiyeen madaxtooyadda soomaaliland, taas oo la dhaqan geliyay, hasayeeshee golaha wakiiladda soomaaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedahaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker