Daawo Waraysi – Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige Deyr oo Talooyin Dhaxal-gal ah u Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (OWN)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige Deyr oo waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya siiyey Telefishanka Saab Tv, ayaa talooyin dhaxal-gal ah oo dhinaca siyaasadda hoggaamineed la xidhiidha u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.

Waraysiga oo dhammeystiran oo Ex-Wasiir Deyr kaga hadlay arrimo kala duwan, kaga bogo muuqaalka Hoose

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker