Ciidanka Booliska Hargeysa Oo Xidhay Will Ku Labisnaa Dhar Midabka Calanka Soomaaliya

Ciidamada booliska Somaliland ayaa badhtamaha magaalada Hargeysa ku xidhay wiil dhalinyaro ah oo kusoo lebistay funaanad iyo surwaal ama dhar tuutaha loo yaqaano Calanka Soomaaliya ah.

 

Markii ay Booliskaย  xidhayeen wiilka Calanka Ku Labisnaa oo lagu magacaaboย  Cabdiraxmaanย  ayaa waxay weydiiyeen halkii uu kasoo iibsaday; waxayna u sheegeen inay sii daynayaan haddii uu u sheego. Ha yeeshe Cabdiraxmaan wuxuu ku dhaartay in uu Garoowe kasoo gatay isku joogan buluuga ah. Booliska ayaa markale weydiiyay sababta uu markaas ugu xidhay Hargeysa ee uu dareenka dadka ugu xadgudbay.!

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker