Maraykanka . iyo China oo Ku Kala Tagay Kulankoodii Ganacsiga ee Washington

Kulan xagga ganacsiga ah oo ay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha ku laheeyeen Magaaladan Washington ayaa ku soo gaba-gaboobay heshii laโ€™aan. Kulanka oo ay ka qayb galeen masuuliyiin sar sare oo labada dowladood ka kala socda ayaa looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa badeecadaha kala duwan ee ay dowladda Shiinaha u soo dhoofiso dalka Maraykanka, iyo sidoo kale, sidii xal looga gaari lahaa fikradaha Marayku leeyahay ee ay xaddo dowladda Shiinaha.

Arrimahan ayay Caasho Ibrahim Aden ka wareystay C/qafaar Cabdi Wardheere oo ku taqasusay horumarinta caalamiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker