MADAXWEYNE MUSE WUU KU SAXSANYEY BANDOOGA SANAAG HADDAY DAACAD KA TAY INUU CIIDAN BEELEEDKA SARAAKIISHA LAAYEY SOO BAABINAYO.

Waynu wada ognahay Sanaag iyo Sool xaaladoda NABAD gelyo muddo dheer ,ciidana beeleedyadana waxaa sameeyey Xukuumaddii uu Siilaanyo Ka xanuunsaday khasaare aan lasoo koobi karayni ummadda dhammaanteed shacab iyo xukuumadda way Soo gaadhsiiyeen  waxaan filayaa in buugga  Siilaanyo na lagu qori doono  DAGALADII CEELAFWEYNE HADDII LAGA REEBO WAXBA BUUGU MA SHEEGAYO .Ciidan beeleedkaaa Ka xishoonwaayey Saraakiisha aan waxba geysan cidla wadhidooda ee haadka UGA tegay Shanta cishona baaxadsooraha dhex eryanayey waa Arin ay KU ceebaysanyihiin beelaha halkaa degaa. XISBIGA WADANI na WUU KU degdegtay kasoo horjeedka BANDOOGA Inay sugaanbay ahayd TODOBAAD waxa wanaag iyo xummaan Ka dhasha, dadka qurbaha jooga ama Ka yimi EE Nala jooga Somaliland /( nice meals) bay cunaan labada caano maalba waxbay iska qorqorayaan . BANDOOGU hadduu noqdo mid Soo qabQabanaya gacan KU dhiigla yaasha afarta gaadhi watay ee ciidanka dhan ahaa Lana Soo BAABINAYO Ciidan beeleedy kasto si walaalnimo KU jirtona shacabka reer sanaag ula dhaqmin oo bariiska aanay Gacanta wada gelin reer miyiga iyo Askartu oo wada shaqayn Bandoogu dhib dadka KU soo kordhiyo waa LAGAA hor Iman loomana baahna Dhib BADAN Inay ciidamadu soo kordhiyaan.

Madaxweynahu waa qof qudha hadduu la taliyayaasha uu dhinaciisa Ka qorto waa la Marin habaabin karaa waa inuu xitaa Xisbiga in Wadani la taliyayaasha muhiima Ka qortaa oo Marin HABAABINTA Kulmiye Ka ilaaliya.
Sanaag NABAD bay u baahantay iyo dawlad muruq iyo manfacba geysa oon dagaal iyo Dhib khali ah geyn. Markaa waxaa la eegayaa oo la dhawrayaa BANDOOGU MUSE JIHADUU U DHAQAAQO. CIIDAMADUNA IYO WASIIRADU MADAXDOODU WAA IN XAFIISYADA QABIILCAY IYO REER HEBEL DAMBE CAY LAGA MAMNUUCAA WAAYO KHASNADDA XUKUUMADDA KHASAARE AYEY U KEENAYSAA IYO QALBI JAB SHACAB. WAA IN MADAXDA SOMALILAND TRAINING LA SIIYAA SIDAY AFKA DAWLADDA UGU HADLAYAANBA. WELIBA MAAYORKA HARGEYSA IYO WASIIRKA WARFAAFINTA AFSOMALIGA DAWLADNIMO WAA IN LASOO BARAA BAHASHIIBA LUQAD MAFRISH BAY U ROGEENE.
M BASHE
qoranebashe@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker