Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani YURUB Oo Cambaaraynaya Xadhiga Maxamed sidiiq Dhame.

Garabka dhalinyarada Xisbiga WADDANI ee Qaarada Yurub wuxu canbaaraynayaa xadhiga sharci darada ah ee lagula kacay Guddoomiyihii Garabka Dhalinyarada heer Qaran Mudane Maxamed  sidiiq Dhame.

 

Xadhiga Maxamed Siddiiq Dhamme gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI wuxuu cadayn u yahay in dalku wadadii kali taliska qaaday. Xadhigaasi wuxuu xadgudub ku yahay shuruucda wadanka. Waxaanu ku baaqaynaa in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadiisa loogu soo celiyo Gudoomiyaha.

Xoghayaha garabka dhalinyarada qaaradda yurubee xisbiga Waddani.
Maxamed cisman abokor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker