War deg deg ah : Akhriso : Xughayaha guud ee baarlamaanka Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Beegsi ayaa shaaciyay Ogaysiis Muhiim ah oo ku Socda Labada Gole Qaran
War Deg Degga Xugha
yaha guud ee baarlamaanka garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi oo hada warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay fadhi aan caadi aheyn oo leysugu yeedhay labada gole qaran, sida ku cad amarka shir gudoonka baarlamaanka Somaliland.
Shirkan oo qabsoomaya 2/5/2019 maalinta Khamiista ee fooda inagu soo heysa, shirkan oo aad u mihiima waxaa lagu adkeynaya xildhibaanada labada gole inay ka soo qayb galaan fadhigaasi mihiimka ah wakhtigana ilaaliyaan.
Xigasho Khadarhoryaal





