War Deg Deg ah :- Qeybo Ka Mid Ah Somaliland Oo Maanta Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay

Hargeysa (OWN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu xeer madaxweyne uu xaalad deg deg ugu soo rogay deeganada Ceel Afweyn , Gar Adag iyo Ceerigaabo .

Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegay in sababta xaalada deg deg ah loogu soo rogay ay tahay madaxweynaha oo ka duulaya adkeynta nabad gelyada iyo sugida amniga guud ee dalka

Halkan Hoose Ka DaawoΒ 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker