“Madaxweyne Muuse Biiixi Waxaan Leeyahay Iscasil” Siyaasi Mustafe Shiine
Guddoomiyhii hore ee gobolada Awdal, Gabiley, Sool iyo maroodi jeex, Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ugu Baaqay inuu iscasilo kadib markii laba sarkaal oo reer awdal dil loogu geystay Magaalada Garadag ee Gobolka Sanaag, halkan hoose ka Dhagayso waraysigaas oo dhan.




