“Haddii Muuse Biixi cid gaar ah Madaxweyne u noqdo, Shacabkuna ma Madaxweyne la’aan doonaan” Gudoomiye C/raxmaan Cirro
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa shirkii jaraa’id ee ugu kululaa uguna hadallo caddaa in muddo ah waxa uu maanta eedo culus ku hurgufay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ku tilmaamay mid fashilan oo dadkii iyo umaddii kala qaybisay taasina aanay ahayn ujeedadii qarankan loo yagleeye , halkan hoose ka daawo




