Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Somalia ?

 

 

 

 

 

 

Maanta oo Sabti ah, xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho.

Ajendaha Kulanka maanta ee xildhibaannada golaha shacabka ayaa ah akhrinta Labaad ee hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga,.

Waxaa la filayaa in kooramka xildhibaannada ay soo dhammeystirmaan si aanu kulanka dib ugu dhicin kulamadii ka horreeyey camal.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allahj.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker