Maxamuud Cabdi Shide “Tuur” iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” Laba nin oo isku ADEER ah Qoraal taxane ah (Qaybtii 1aad)

Ma qurux badna in labada nin midna Malaaig aan danbi lahayn ka dhigo midna ka dhigo Shaydaan danbi oo dhan leh , Balse sidiisaba Ba,ni Aadamku wuxuu u dhaxeeyaa labadaa

قال تعالی : ( ونفس وما سواها فألهمها فجورها وتقواها )

Waxaanse doonayaa inaan u falanqeeyo si ka Qotodheer siiba waxqabadkooda iyo kaalinta ay kaga jiraan qarankan

Mujaahid Maxamuud Cabdi Shide xusid wuu inaga mudanyahay isagoo ah Nin Naf iyo Maalba u huray Qarankan !

Mayor C/raxmaan Soltelco Waa xildhibaan kusoo baxay Codkii iyo Maalkii iyo weliba Tacabkayagii la xisaabtan iyo

falanqayn mudada uu joogay waa Xaq aan ku leenahay Maayirka Hargeysa Hadaanu nahay dadkii u codeeyay

La Soco ….

 

 

Maxamed Xoosh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker