Hargeysa: Xawaalad Kacday Oo Hantideedii La Iibinayo
Hargeysa (Ilays-News):- Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey inay iibineyso dhismaha Fooqii ay xawiladii Qaran ee kacadey ay ku laheyd magaalada Hargeysa si lacagta loogu qeybiyo dadkii Sheerka ku lahaa xawaaladaas kacdey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




