Mudaharaad Salmi ah oo C.maalik Lagu diidayo xadhigiisa Ayaa ka dhacay Burco.
Burco(OWN) Kadib markii la xidhay Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Waxaa saaka Burco ka dhacay Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Suxufiga.