Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Wax laga xumaado Ku Tilmaantay In Hoos loo Dhigo Darajada Degmooyinka Badhan

Fadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Goluhu  Mudane Baashe Maxamed Faarax oo ay ka soo qayb-galeen 45 Mudane ayaa waxa lagaga  Dooday  Wax-ka beddelka iyo Kaabista Xeerka Is-maamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xeer Lr.23/2001 Maalintii 2aad.

 

Xildhibaan Baar Siciid Faarax oo       is dul taagtay waxay sheegtay in golaha deegaanku yihiin gole sida golayaasheena loo doortay sabab xasaanada loogu diido anigu magaraanayo waana lagu degdegay, sidoo kale waxay ka hadashay degmooyinka C-Da ah ee ay isku meeqaamka yihiin degmooyin shalay la magacaabay oo 2 cariish yar .

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker