Dawladda Dalka Pakistaan ayaa siisay Abaalmarinta ugu Qaalisan ee Sannadka Dhaxal sugaha Dalka Sacuudi carabia . Mohamed Bin Salmaan . oo Loo Yaqaano NBS

 

 

 

 

 

 

 

Dawladda Dalka Pakistaan ayaa siisay Abaalmarinta ugu Qaalisan ee SHaqsiga Sannadka Dhaxal sugaha Dalka Sacuudi carabia . Mohamed Bin Salmaan . oo Loo Yaqaano NBS

Abaalmarintan oo Looga yaqaano dalka Pakistaan  (Nishan e pakistan)

Mohamed Bin Salmaan waxaa uu shahaado sharaftan ka gudoomay Madaxwaynaha Dalka Pakistaan  mudane Arif Alvi

Taasoo uu Gudoomay isniintii lasoo dhaafay inkastoo Marka horeba Loogu dhiibay safiirka dawlada Sacuudi Carabia u fadhiya dalka Pakistaan. Waxaanay daba socotay

Tani Waxay daba-socotay ka dib markii Dawlada Sucuudigu ay ku Maalgalisay Dalka Pakistaan 20$bn Dhaqaale Xumo Soo Wajahday awgeed.

.

Mohamed Bin Salmaan  ayaa ah nin si dadban u Xukuma Dalwaynaha Sacuudi Carabi in kastoo uu wali Talada Gacanta ku Hayo Aabihii oo Waayeel ahai

 

Islamabad, Pakistan – Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman has been conferred with Pakistan’s highest civilian honour a day after signing $20bn in investment deals with the South Asian country.

On the second day of his trip to Pakistan on Monday, Prince Mohammed (also known as MBS) met President Arif Alvi in the capital Islamabad, where he was awarded the Nishan-e-Pakistan (Order of Pakistan) at a formal ceremony.

The Saudi investment deals came at a key time when Pakistan struggles with a faltering economy, a looming balance of payments crisis and waning domestic growth.

The crown prince, who wields tremendous influence and power over Saudi policy since his elevation as heir apparent in 2017, will also hold talks with Pakistani army chief General Qamar Javed Bajwa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker