Talo xumada iyo cadaalad la aanta muuse biixi Waa tan tusaalaheedu

Xooghaya Madaxweynuhu waa Inan uu Adeer u yahay, Agaasimaha Madaxtooyadu waa inan uu Adeer u yahay, Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Madaxtooyadu waa inan uu Adeer u yahay Madaxweynuhu, Waxaad Saxaafada ee Madaxtooyadana waxa maamula inan uu Adeer u yahay Madaxweynuhu, isku soo wada Duuboo, Badi shaqaaluhuna waa Beesha Madaxweynaha Sidaa darteed wey fududahay in uu arko ama ka dhamaysto wixii danihiisaa Madaxweynaha qofkii intaasi La Abtirsiini, halka qofkii kale ee Reer Somaliland ah balamo iyo bilo ku qaadanayso in uu helo Madaxweynaha Cadaaladna intaasaa tusaale u ah.

Hanad Abdi Aadam

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker