Baafin : Ragii ugu adkaa mucaradada xiligii Axmed Siilanyo
Ragani waxey ka mid yihiin haldoorka somaliland waxeyna ahyeen ragii ugu adkaa mucaradada xiligii siilayo . Ahaana ragii ugu badnaa shir saxafdeed la qabto ugu hadalka adkaa igoo ku eeden jirey iney xukuumadii siilaayo dhaxal wareejineyso hantida qarnka ee ma guurdada ah sida
Dekeda bebera .
Hamaha berbera.
Saldhiga mulatari
Ariboodka berbera
Iyo guud ahaanba hatida dhaqan dhaqaale ee dalka.
Hadaba
iyagoo ixtiraam iga mudan meeye hada maxaa is bedeley oon ka aheyn siilayo iyo muuse..
Suaasheydu waxa weeye .
Ragani ma qabyalad ayay u hali jireen
Mise qaranka ayay u ahali jireen
Ileyn waxaba ismey badalin aan aheyn siilyo iyo muuse mooyee. ????????
Møhamęď Ahmed Ęşşa




