Dalka Rwanda Oo Laga Xusay Sanad-guuradii 25-aad ee Xasuuqa 1994-kii

Dalka Rwanda ayaa xusaya 25 guuradii kasoo wareegatey markii wadankaasi uu ka dhacay xasuuqii ugu xumaa dhowaantan oo ay dunidu aragto.

 

Waxaa dalkaasi ka bilowdey 100 maalmood ee lagu maamuusayo xuska xiligaasi.

 

Madax kala duwan oo dunida iyo Africa inteeda kalaba waa ay ka qeyb-gabeen, Waxaana tusaale fiican uu yahay dalkaasi waxii ka dhacay iyo bogsashada ay dadku sameeyeen biseyl wayn.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker