Tacsi: Hodan Caydiid Yaasiin
Inaa’Iillaahi Wa Inaa’Illaahi Raajicuun
Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan Reer Caydiid Yaasiin iyo Reer Cabdi Xersi, geeridii Hodan Caydiid Yaasiin. Ilaahay Ha U Naxariisto, Jannadii Fardowsana Ha Ka Waraabiyo. Ilaahayna, Inteena Kale Ha Ina Siiyo Samarkii Iyo Adkeysigii Ay Marxuumaddu Ifka Ku Noolayd.
Aamiin, Aamiin,
Cali Maxamed




