Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Yeeshay Kulan Lagaga Hadlayo Xaaladda Amniga Dalka.

Golahaย Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka.

Shirka oo uu guddoominayay Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa warbixin looga dhagaystay guddiga amniga ee dhawaan uu Raโ€™iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay in ay kasoo talo bixiyaan qorshaha sugidda amniga Caasimadda.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay heshiiska Caymiska ee ay wada galeen dawladda Soomaaliya iyo Hayโ€™adda Damaanadda Darafyada Badan (MIGA)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker