Daawo Siyaasi Maxamed Xaashi Oo Ka Gaabsaday Arinta Ganacsade Axmed Geele iyo Dawladda Jabuuti
Siyaasi Maxamed Xaashi oo ka tirsan Ururkii Madasha Wadatashiga taas oo si weyn u dhaliili jirtay Xukuumadii hore ee Axmed siilaanyo ayaa ilaaa hadda ururkaas intuu madaxweyne muuse biixi hayey talada dalka aan mar kaliya kahor iman.
Siyaasi Maxamed Xaashi ayaa la sheegaa inuu ka tirsan yahay kooxda sida dhaw ula shaqaysa madaxweyne Muuse Biixi , ayaan marnaba ka hadal wararka todobaadkan ugu hadal haynta badan ee arinta Ganacsade axmed Cismaan Geelle iyo Dawladda Jabuuti, ayuu Maxamed Xaashi afka ka qabsaday.
Halkan hoose ka daawo Maxamed Xaashi oo ka hadlaya Xuska Sanad Guuradii 38-aad ee kasoo Wareegtay aas’aaska Ururka SNM oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa.




