Gudoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Xisbigga Dawlad-deegaanka Somalida Oo La Doortay
Sagaal Xubnood Oo Loo Doortay Guddiga Fulinta Ee Xisbigga Dawlad-deegaanka Somalida,Waxaana Xubnaas ka mid ah Madaxweynaha Dawlad-deegaanka iyo Wasiirka Maaliyadda ee Dawlada Dhexe ee Ethopia.
Xubnaha ayaa waxay kala yihiin;
Waxaa hada golihii dhaxe ee la doortay ay iska dhax udoorteen gudoomiyihii xisbiga oo loo doortay mudane axmed shide halka gudomiye kuxigenka loo doortay madaxwaynaha dowlada deegaanka soomalida mudane mustafe muxumed cumar.
Golaha dhaxe ayaa sidoo kale gudiga fulinta udoorteen xubnahani hoos ku qoran.
Gudiga fulinta
Mudane Axmed shide gudoomiyaha SDP
Mudane mustafe muxumed cumar GKU.SDP
Mudane Adan faarax
Mudane Maxamed shaale isaaq
Mudane Mubashir dubad
Mudane Faatax maxamed faatax
Mudane Craxman ciid
Mudane Craxman hure
Mudane cabdicadil xasan




