Daawo Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye ee dalka Imaaradka Oo Soo Dhaweeyey Magacaabista Safiirka Cusub ee Dalkaas Imaaraatka Carabta
Dubai(OWN)-Daawo Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye ee dalka Imaaradka Md. Jaylaani Maxamed Xaaji Axmed oo soo dhaweeyey isku-shandhayntii madaxweyne biixi sameeyey iyo Magacaabista Safiirka Cusub ee Dalkaas Imaaraatka Carabta




