Hamabalyo Ku Socta Guddomiyaha Cusub Ee Haayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe

Waxaan Dhanbaal Hambalyo iyo bogaadin oo aan la soo koobin Karin u diray wasiirkii hore ee wasaarad duulista iyo hawada Somaliland ee xukuumadii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi u magacaabay Guddomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland.

Md Farxaan Aadan Haybe Waa xeeldheere mudo badan ka soo shaqeenaayey arimaha samafalka ,lana soo shaqeeyey xukuumadihii ugu danbeeyey ee soo maray dalka Somaliland.

Waxaannu Illaahay uga baryeynaa guddomiyaha cusub ee haayada shaqaalaha dawlada inuu xilka Qaran oo culayskiisa leh ku asturo. Waxaannu ku leenahay guddomiye allaah hakugu asturo xilkaas, Adiguna dedaal oo noqo masuul aan dhayalsan gudashada waajibaadka qaran ee la saaray.

Qore;-Wariye:-Ahmed Cali Fagadhe.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker