“Muusaw Ganacsade La Weeraraa, Ganacsade La Weeraro Ayuu Leeyahay …. ”.Mujaahid Cali Curi
Mujaahid Cali Curi ayaa Fashiliyay Waaran Qabasho Ah Oo Dawladda Jabuuti Ganacsade Geelle U Soo Marisay Xukuumadda Somaliland “Muusaw Ganacsade La Weeraraa, Ganacsade La Weeraro Ayuu Leeyahay, Waxaad Ka Hesho Ayaad Leedahay”.




