Tii horoo kale waa ceeb qaran
Haddaad tii horoo kale aad qabanayso
Waxba ha qabanin.
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan dhegaystay
Madaxa komishanka mar uu iska difaacayay in ay kuraasta
Baneeyaan.
Ta aan ku qoslay waxay ahayd waxa aanu qabanaynaa doorasho
Tii hore oo kale ah taasinawaa ta laleeyay isu casila
Bal saaxiib ka waran
Kordhiye. Saaxiib hadday daacad yiin oo aanay wax is daba marin
Mar hore ayay is casili lahaayeen
Laakiin waa rag kala bogsaday oo meel damqataa aanay ku hadhin
Markaa waxaan odhan lahaa tii hore waa taa caalamku inagu nacay
ee busaaradda inoo horseeday
ee jabhadaa abuurtay markaa cidna ha maaginee iska tagaan odhanlaa.
guuleed liibaan snm1710@livecom



