Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Asluubta Mid Cusubna Magacaabay
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Cismaan Ibraahim (Xudhuun) isaga oo xilkaasi u magacaabay Sarreeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax).





