COMMISSIONKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND WAA DAYAARAD RAKAABKII LA LUNTAY
Runtii mushkiladda Somaliland xagga DOORASHOOYINKA Ka taagan laga soo bilaabo 2017kii waa COMMISSIONKA Doorashooyinka Cid kaloo dambigooda la saari karaa ma jiro walaa Madaxweyne walaa Baarlamaan walaa xisbiyada walaa guurti . Iyagaa kalsoonidii distoorka iyo shacabku siiyeen lumiyey oo hawada heehaabaya runtiina waa DAYAARAD RAKAABKII la luntay oo kale. Hadday dayaaradi hawada meeraysato oo meel saxa fadhiisan weydo RAKAABKII way hadlayaan si ay dhibteeda uga NABAD galaan. Markaa dadka leh commissionku ummadda wax sharafa kuma laha buuqanna iyagaa u Aabo ah markay Xukuumaddii KU milmeen oo masuuliyaddii iyo power kii shacabka iyo distoorku siiyey ay fulintii u daba fadhiisteen. Xukuumaddii qaban lahayd waataa iyadii aan (function) garayn karayn shaqadii ee KU Dil habsaantay WADANI iyo reero. Maanta haddii wasaaradda daakhiliga la waydiiyo SOMALILAND gudaheeda ( people’s speaking foreign languages on the buses,streets,markets and else where) Badi waa Ethiopian e ma garanayaan imisaa wadanka jooga sharci maku soo galaan imisaa staff Ethiopian government ah ma garanayaan laakiin SHACABKA reer SOMALILAND Kala qaybintooday ku fooraraan.



