Wasiiro Iyo Masuuliyiin Kasoo Jeeda Sool Iyo Sanaag Ee Beesha Harti Oo Shir Gaara Isugu Yimi

Wasiiradda Xukuumadda Kaga Jira Sool Iyo Sanaag Oo Hayb Ahaan Ula Shiray Maanta Gudoomiyaha Wakiiladda, Wakhti Hanti Dhawr Galay Xafiisyadood, Qaarkoodna Dacwad Musuq Maasuq Xeer Illaalintu Ka Hayso.

“Maanta Reer ayaanu ahayn Danahooda ka shiraya, Arin Dawladeed maanta maanu hayn, Mid Qabiil ayay Ahayd, Maalmaha Qaarna Waanu Shirnaa, qaar waanu cibaadaysanaa, Qaarna Dawladda ayaanu u shaqaynaa, Maanta waxay ahayd maalintii Reerku Kulmi jiray, Danahayaga ayaanu ka shiraynaa, shirkani illaa Bari ayuu soconayaa”. Xildh Cabdiqaadir Indho Indho oo ka hadlay shirkaas.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker