Waa maxay khudbadda aa ka doonaysaan

Waa maxay khudbadda aa ka doonaysaan

Waa keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa ay leeyiin m/weynuu

Khudbadii golaha ku habboonayd muu garan

bal ii waran ma runtoodaa.

Kordhiye. Saaxiib hadalkaasi waa run laakiin waxaan

Ukordhin lahaa  waa maxay khudbadda wacan ee meela badan

Taabanaysa ee ay ka doonayaan isaguna waa askari la baray

Wax iska celi kuwa la jooga ee wax usoo qoraana waa kuwii

Qaarna lahaa dhalin yarada tahriiba

Qaarna waa ku wii hablaha caayayay ee immikana musuqa

Lagu soo eedee yay.

Saaxiib waxa meesha lays faraa waxa weeye 5 sano ayaa haysataan

Ee ka faaiidaysta 8 horoo kale ma jiraan.

Meel kasta oo dhaqaale kazoo baxayana idinkaa fadhiya hadalna

Waxba idinka qaadi mayo

Haddaad dheregto oo lagu yidhaa gunbaad tay maxay kaa qaadi

Saaxiib halkaasay maraysaa .

Guuleed  liibaan  snm171o@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker