Tacsi ku socota reer Gurey Cali Carab.

Aniga oo ku hadlaya afka reer Tarabi Oogle, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Qaraabadii ay ka baxday Hooyo, Ayeeyo iyo Macooyo Canab Cali Cawl.

waxaan si gaar ah ugu tacsiyadaynayaa Jaamac, Cali iyo Faadumo oo ay hooyo u ahayd, Ilma Aadan Tarabi Oogle oo ay ayeeyo u ahayd iyo caruurta ay macooyada u tahay ee ku filiqsan miyi, magaalo iyo daafaha caalamka.

Waxay ahayd qof dhowrsoon, dhaqan wanaagsan oo aad loo jeclaa, Eebe waxaan uga baryayaa in uu janadii ka waraabiyo, qoyska ay ka baxday iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo, aamiin. Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun.

Bashiir Tarabi Oogle,

London, England.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker