Daawo:-Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Turkiga U Fadhiya Soomaaliya + Muuqaal Iyo Sawirro.

Hargaysa-(OWN)-Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Somaliya Ufadgiya Dalka Turkiga Amb. Mehmet Yilmaz  oo booqasho ku yimid  Somaliland. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay xoojinta xidhiidhka wada-shaqayneed ee u dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Turkiga iyo ballaadhinta mashaariicda horumarineed ee ay Turkigu ka wadaan gudaha dalka. waxa kale oo kulanka lagu lafo guray qodobbo ay ka mid yihiin deeqaha waxbarasho ee Turkigu siiyo Somaliland sidii kor loogu qaadi lahaa. Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday is fahan buuxa. Kulanka waxa madaxweynaha ku wehelinaayey wasiirradda arrimaha dibeda iyo Horumarinta caafimaadka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Iyo Sawirrada

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting, suit and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standingImage may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting, suit and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting, suit, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table, indoor and outdoorImage may contain: 3 people, people standing and suitImage may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker