CARRAB DALABLEH BUU AHAA HADALKII DHOWAAN KA SOO YEEDHAY WASIIRKA KUDAHA EE SOMALILAND OO AHAA MUCAARID SOMALILAND KAMA JIRO.
Waxay wax garadka iyo aqoon yahanka Somaliyoo dhami fadhiistay in Somaliland iyo Somalia kala noqashadeeda ama wax isku darsigeeda uu ku xidhan Soamalida ee aanuu ku xidhanayn duni kale iyo dawlado kale. Laakiin mushkiladda koobaad waxaa ka qayba Labada dhinacba cidda siyaasadda ama dawladda u ah oon u bislayn inay ummad hoggaamiyaan. SOMALILAND MUCAARIDADDII UGU XOOGGA WEYNAYD EE (EFFECTIVE) ahayd waxay soo martay intuu XISBIGA Kulmiye xukunka qabtay ka dib markii xukuumaddii ay dantii guud boobtay,dad kii qabyaalad u kala soocday, Baarlamaanadii lacag aan qarsoonayn ku iibsatay moooshino iyo muaamarado cadcad oo ka soo fuli jiray Madaxtooyadii markii Madaxweynihii ka Xanuunsaday. Mucaaridkii si cad Ciidamo lagu isticmaalay iyo sharci darro, musharixii Ucid iyo Ucid la burburiyey Iyadoo Faysal Kulmiye hoos Illaa imika ka yahay oo caruurtu ba ogtahay. MUCAARIDADA WADANI WAATII UGU MUJTAMACA BADNAYD EE UGU XOOGGA BADNAYD ILAA MAANTA. WAA MUCAARADADII gacanta la isula tegey Gudoomiyhii iyo Gudoomiye ku xigeenkii Madaxtooyada laga soo diray markii la boobaayey Haamihii Shidaal ka. Waa Mucaaridadii heshay Gudoomiyhii Baarlamaanka ee kursigiisii wadani laga MOORIYEY. WAA MUCAARIDDA XOOGEEDII IYO TIRADEEDII LA WADA GARANAYO WAQTIGII DOORASHA MADAXWEYNIHII KURsiga HELAYSAY EE SIDA CAD FOODKII CUDuD CIIDAN LA GALA BOOBAY OON CIDAMADA KA QARSOONAYN MAANTA. WAA MUCAARIDDADA ILLAA MAANTA UGU TAAGEERAYAASHA BADAN EE CIDI QAAR IN KARIN. WAA MUCAARIDDA INTA QOFKA MUDAHARAADAYA LAGU TOOGTAY SUUQYADA DHEXDOODA AY TIRADOODU XISBIGA WADANI IYO MAGACYADOODU YAALIIN EEN LA QARIN




