Daawo:-Wasiirka Amuura Dibadda Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Kana Warbixiyey Safarkii Uu Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka Wasaaradda Amuuraha Dibada Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Kana Warbixiyey Safarkii Uu Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




