Daawo:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntlad Oo Ku Dhawaaqay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Puntland.

Garoowe-(OWN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka.

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaa ku jira xubno horey ugu jiray guddigii doorashada guddoonka Baarlamaanka.

  1. Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Guddoomiye)
  2. Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab
  3. XildhibaanCabdirisaaq Xasan Ciise
  4. Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi (Abshir)
  5. Xildhibaan Cawil Xasan Daad
  6. Xildhibaan Xuseen Axmed Nuur
  7. Xildhibaan Maxamed faarax Mire

Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa dhacaysa maalinta Salaasada ee ku beegan 8-da bishan January 2019.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker