Fanaanad Nicmo Yasiin Oo Maqaar Saaratay Beel Kale ………

Ummada Af-Somaaliga ku hadashaa waxay camabareyneysaa dulmiga cunsuriyada ah ee  lagu hayo beelaha Gabooye ee kaliftaya inay fanaanad Nicmo Yasiin Caraale sheegato boon  Sacad Muuse sidii Boon Marexaan waar ninyohow sanad ba may hayn ee goormay hawshaa baaxada leh galayaan iyo inay  Boon sameysteen  waar Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaanu ka baqaynaa inuu kuwaa ki biiray waar kuwii Cabdi Ciise maye , subaxaan arrinkaa waa cambareyneynaa  isna ……………..
Shalayto waxa hadashay gabadh ay kaanuhu maanuhu yihiin fanaanad Nicmo Yasiin Caraale Axmed oo la yidhaah Marwo Adeega Yasiin Caraale Axmed oo leh walaal isku aabo iyo isku hooyo ayaanu nahay  shaki na gal lakiin  Marwo Adeega Yasiin caraale wa markhaatiga u furay dad kasoo jeeda  Beelweynta Deerayahan  iyo Beelweynta Muse Cabdalle  oo ka tirsan  Akhwaanka Dariiqada Sheekh oo ah Dad Ahlu Diin ah oo la garanayo  markhatigaa culus waxa ka daran codka oo u dhigma DNA labada dumara codkoodu waa isku mid identical voice ………..
Beelweynta Yibruhu qof kastaa maalintu dhashay way ogyhiin waayo waa shaqadooda waa ka duceeyaan sameeno na way ka qataan markaa  Marwo Adeega Yasiin Caraale Axmed waxay cadeysay in Walaasheed ay tahay Mrs. Tina Turner  gugii la arkoba gashaanti  Maansha’a Allah lakiin Fanaanad Nicmo Yasiin Caraale ay dhalatay 1954 ooy sanadkan noqoneyso 65 shan iyo lixdan jir  sanadkii hore ayey toy boy guursatay waar ma Mrs . Madonna  isku  roon ma gabowdo ………..
 Toy Boy -gu waa sax  oo waa Sunna ee lakiin toobada inay guda gasho weeye iminka ooy toobad keento reerkiina u noqoto ………. halkaa  Sheekh Xasan Daahir Aweys حفظه الله و رعاه oo fanaanita nasiixa siinayay ayaamahan dambe inuu arrinkan FATWA NASIIXA ah kasoo saaro jamhuurka caamada ihi waa jeclaan lahaayeen Yaa Yaa !
Bisida video-ga ku jirtaa qofkii lahaa oo sanado ka hor dhintay ayaa laga tusay video bal muraarac dilaaca ay qaaday eega dadkiina Aabo iyo Hooyo dhan ayey dafirayaan waa markay bisaasku dadka dhamaan , Subxaan !

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker